Golaha Iskaashiga oo war kasoo saaray iscasilaadii qaar ka tirsan Guddiga doorashada Koonfur galbeed

War-murtiyeed Ka Soo Baxay Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada oo soo dhaweeyay iscasilaadii qaar ka tirsan Guddiga doorashada Koonfur galbeed ee Soomaaliya waxayna Sidoo kale baaq deg deg ah u direen Beesha Caalamka,UN-ka iyo Ururka IGAD. Sidoo kale Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada oo qadka telfoonka ku wada hadlay ayaa sheegay in ay sii xumaanayso Xaaladda ay ku … Continue reading Golaha Iskaashiga oo war kasoo saaray iscasilaadii qaar ka tirsan Guddiga doorashada Koonfur galbeed